Home arrow Safar arrow Kismaayo oo Bandow Lagu soo Rogey
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 09 2008
Kismaayo oo Bandow Lagu soo Rogey
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 09 September 2008

Kismaayo,(insidesomalia.org)- Kooxaha qabsaday Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose 22-kii Bishii hore ayaa ku dhawaaqay bandow ay ku soo rogeen Magaaladaasi.

 

Bandowga ay kooxahan soo rogeen ayaa ka bilaamaya Lixda maqribnimo, waxaana uu ku eg yahay Lixda Subaxnimo, sida ay sheegeen xubno ka mid ah Maamulka halkaasi ka jira.

 

Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Muqtaar Roobow Abu-Mansuur ayaa ku dhawaaqay warkan wuxuuna sheegay in ay sidaasi ugu dhaqaaqeen si ay wax uga qabtaan xaalada amaanka ee Magaalada Kismaayo.

 

Magaalada Kismaayo ayaa bandowgan lugu soo rogey wuxuu ka hirgalay xalayba, waxa ayna dadku cabasho ka muujinayaan waqtiga bandowga lasoo rogay waxa ayna ugu baaqeen Kooxaha qabsaday magaalada in ay waqti bandowga badalaan, maadaama lugu jiro Bisha Ramadaan.

 

Bandowgan ka hirgalay Magaalada Kismaayo ayaa ku soo beegmayah xili ay maalmihii ugu dambeeyey soo baxayeen hadalo kala duwan oo ka imaanaya dhinacyda qabsaday Magaalada oo ku saabsanaa Maamulkii Magaalada loo dhidbay.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >